Kamsar
Coriander or Cilantro | |
---|---|
Kala soocida cilmiga ah | |
Boqortooyo: | Plantae |
(darajo la'aan): | Angiosperms |
(darajo la'aan): | Eudicots |
(darajo la'aan): | Asterids |
Dirka: | Apiales |
Bahka: | Cowsley |
Duulka: | Firiley |
Noocyada: | C. sativum |
Magaca laba-geesoodka ah | |
Coriandrum sativum L. |
Kamsar, Kabsar (Af Carabi : ar ama Af Carabi : ar; Af Ingiriis : coriander) (magaca Sayniska Coriandrum sativum) waa geed cawseed sanadle ah (sanadkii hal mar dhasha oo miro keena) caleentiisa raashinka ama suugada lagu carfiyo.
Asalka iyo faafida wax ka badal
asalkiisu asia iyo waqoyiga africa. waxaa laga helaa wadamada kulaala bada cad waxaa lagu beeraa hindia laatin america iyo yurub.. caleemihiisa iyo mirihiisa waxaa loo adeegsada noocyo badan oo ka mid ah cuntada. badanaa wuu koraa ilaa 50cm ama 20 inch.
Tilmaanta geedka wax ka badal
waa dhir sanadle ah oo aad u caraf badan caleemihiisa iyo mirihiisa waxaa loo adeegsada noocyo badan oo ka mid ah cuntada. badanaa wuu koraa ilaa 50cm ama 20 inch. ubixiisu waa acadaan, wuxuu dhalaa miro jaalle ama midabka qaxwada u eg. kamsarta waxaa lagu daraa geed uduga raashinka.
Adeegsiga wax ka badal
cuntada, iyo noocyo daawooyinka ka mida ah, waxaa lagu daaweeya qabsinada caloosha, calool majiirka iyo dibirada caloosha. chineseka ayaa hore u soo isticmaali jiray romatisamka iyo xanuunada caloosha, sidoo kale waxay u adegsan jireen xanuunada kaadi-haysta.
Muuqaal wax ka badal
Noocyo Kale wax ka badal
Khudaar | |
---|---|
Khudaarta Bisil (fruit) | |
Babaay · besbaaska · tamaandhada · saladhka · toonta · kaarootka · Liin Macaan · Liin Dhanaan · Liin Bambeelmo · Liin Qarboosh · Tufaax · Muus · Cambe · Canabka · Qare · | |
Khudaarta Ceyriin (vegetable) | |
Barandhe · Basal · tamaandhada · toonta · Dabocase · Kamsar |