Kaliber waa wax loo adeegsado tilmaamid cabir ahaan inta uu le egyahay dhuun ama tubo afkeed dhexroor badanaa waxaa loo isticmaalaa Hubka sida adigoo maqla Hoobiyaha nuuca 60 , 80 iyo 120 dabcan waa Millimeter Qoriga ay somalida uqaan Jiibta waa 120 mm dhexroorkiisa Waxaad maqli jirtay Bistoolad la yiraah Kalibreo 9 oo macnaheedu yahay Bistoolad Cabirkeedi yahay dhexroorka afka 9mm.

Risaata cabirkeeda