Kabxaaley waa dagmo ka tirsan gobolka hiiraan dagmada waxay leedahay dhul beereed iyo xoolaha nool qabiilka dagan waa beesha surre. Tirakoob la sameeyay waxa ku dhaqan 1118 qoys.