Kabul waa caasimada wadanka Afgaanistan waxa ay kutaalaa agagaarka wabiga wabiga kabul.waxa ku hareeraysan silsilada buuraha hindokuush dadka kabul kunooli waa 3.500.000 milyan

kabul

Taariikhda kabul wax ka badal

Waxa ay dhisantay kaabul intii u dhaxaysay sanadihii 1500 ilaa 2000 kahor dhalashaddii nabi ciise. xiligeedii ugu horeeyay waxa ay xarun u ahayd dadka haysata diinta sardashtiga ama (Zoroastrianism) wkadib waxa ay xarun u noqatay diinta buudiga sidaas waxa laga helay qoraalo la qoray (1700-1100) kahor dhalashaddii nabi ciise C.s.

Waxsoosaarka magaalda wax ka badal

Wxayaabaha ay soosaarto magaaldu waxa akamida sida maryaha ama dharka alaabooyinka guryaha la dhigto iyo waxyaabo kale oo badan.


Jawiga wax ka badal

Magaalada kabul waxa u lamid yahay kan badi aasiyada dhexe roobabka iyo barafku waxa ay soodaataan xiliga jiilaalka halka xagaaguna uu kabilaabmo bisha may jawiga kabul xiliga xagaaga waxa uu noqdaa mid aad iyo aaad u macaan.

Gaadiidka iyo isgaadhsiinta wax ka badal

Gagida dayuuraduhu waxa ay badhtamaha kabul u jirataa. ilaa 25 klm laakiin badi wadooyinka magaaldu way babasanyihiin sabatoo ah dagaalda sokeeye e ilaa hada ka socda wadanka afganistaan

Isgaadhsinta wax ka badal

adeega isgaadhsiinta waxa samaysa shirkada laga leeyahay wadanka ee dhanka tilfoonka laqaato

Waxbarashada wax ka badal

Intabadan dugsiyada magaaladu way burbureen oo waxaa saamayn aad u xoogan kuyeeshay dagaalda sokeeye ee mudada dheer kasocda wadanka afgaanistaan






























Sido kale fiiri wax ka badal