Johann Sebastian Bach (Maarso 21, 1685 - Luulyo 28, 1750) wuxuu ahaa curiyaha Jarmalka ee xilligii Baroque. Waxaa si weyn loogu tiriyaa inuu ka mid yahay fannaaniinta ugu waaweyn taariikhda reer Galbeedka. Bach wuxuu saamayn ku yeeshay fannaaniintii sida Wolfgang Amadeus Mozart, Beethoven, iyo Brahms, wuxuuna u keenay muusigga wakhtigiisii heer sare oo kaamil ah. Bach wuxuu ka mid yahay fanaaniinta ugu muhiimsan taariikhda reer Galbeedka, muusigiisana waxaa laga sameeyaa adduunka oo dhan.[1][2][3][4][5]

Johann Sebastian Bach, 1746
Saxiixa Bach
Saxiixa Bach
"JSB"

Xogta wax ka badal

  1. https://artsandculture.google.com/exhibit/the-life-and-legacy-of-johann-sebastian-bach/OwIihCfnO_8ZJQ?hl=en
  2. https://www.biography.com/musician/johann-sebastian-bach
  3. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2021-08-14. Soo qaatay 2021-08-21.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. https://www.oxfordmusiconline.com/grovemusic/view/10.1093/gmo/9781561592630.001.0001/omo-9781561592630-e-6002278195
  5. http://www.classical.net/music/comp.lst/bachjs.php