Janaale

Degmo ku tala Somalia

Degmada Janaale waa Degmo ku taalo Gobolka Shabeellaha Hoose.Waa meel la iskuugu yimaado xagga ganacsiga maalinta jimcaha. Waxaa laga soo kala yimaadaa gobolada kale sida caasimada muqdisho.Dhaqaalaha ka soo gala magaalo madaxda dalka