Jamhuriyadda
(Waxaa laga soo toosiyay Jamhuuriyadda)
Jamhuuriyadda federalka (Af Ingiriis : Republic; Af Carabi : ar) waa hab maamul ee wadan kaas oo aanan aheyn Boqortooyo
Asalka Ereyga wax ka badal
Maadaama luuuqada Soomaaliga weli korayso ereyga Jamhuuriyad waxaan ka soo amaahanay Af Carabiga.
Wadano Jamhuuri ah wax ka badal
Wadanada qaatey nidaamka Jamhuuriga ah aad ayay u badan yihiin waxaa tusaale inoogu filan: