Jalmad ama Kildhi Kirdhi Waa Shay ama wax Shaaha lagu karsado, Waxaana la soo isticmaali jiray waqti aad u dheer, waxa jalmadu ay kamidyahay weelasha ay Soomaalidu sida joogtada ah u isticmaalaan, waxaa lagu kariyaa shaaha, waxaa kale oo lagu kariyaa biyaha iyo wixii lamida ee loo baahdo in la kululeeyo.

Kildhi

Sidoo Kale Fiiri wax ka badal

Tixraax wax ka badal