J (alifbeet)
Maqaalkani waxa uu ku saabsan yahay alifbeetada laatiinka. Isticmaalka kale, eeg J (faah faahin)
J, ama j, waa xarafka tobnaad ee alifbeetada Ingiriisiga casriga ah iyo alifbeetada Laatiinka aasaasiga ah ee ISO. Gudaha Af-Soomaali, J waxay u dhigantaa ku dhawaaqida Carabiga ج.
Noocyada wax ka badal
Tixraac wax ka badal
Liiska alifbeetada laatiinka |