Islii Kenya waa xaafad ku taalo caasimada Nayroobi ee dalka Kenya. Xaafadaan waa meel ganacsi oo aad looga ganacsado oo isku xirta qaar ka mid ah deegaanada Bariga Afrika.

Garissa Suuqa, Eastleigh Kenya

Xaafadaan waxeena leedahay dukaamo waa weyn iyo kuwa yar yarba oo ganacsigooda aad u sareeya. Xaafadaan waxaa loogu magac daray "Muqdisho Yareey" sababtoo ah waxaa ku badan Soomaalida oo aad ugu ganacsato.