Indhafiiqidu waa qaliinka lagu sameeyo jirada gasho bikaacada isha (Eye lens ) taasoo keento arag daciifid.

Qaliinkan wuxaa lagu soo saaraa bikaacadaan uu caadka koray taasoo keentay indho daciifitaanka (Cataract).