Ibraahim Xasan Caddoow


Ibrahim xasn caddow ,waxuu ahaa aqoonyahan ,siyaasi somaliyeed taariikh nololeedLink title

ibrahim casan cadaw waxaan loo magacaabay 2006 xoghayaha arimaha dibada ee midowgii 

makamadaha islaamigaa , waxuu ku noolaa USA , isagoo maamule ahaan uga soo shaqeeyay American university oo ku taal Washington Dc ,kadib waxuu ku noqday wadankiisii hooyo ee Somalia 1999, isagoo maamule kanoqday jaamacada banadir ,waxuuna xiligii maxkamadaha islaamigaa u matalay ,wadahalo badan sida kii Khartoum iyo Nairobi , kadib dhisitaankii dawladii madaxweyne sharif waxaa loo magacaabay wasiirka tacliinta sare ee DFKG ,waxuuna deeqo badan oo waxbarasho kahelay dawlado badan ,sida yemen,

  dhimasho

Headline text wax ka badal

bishii December 3, waxaa prof cadaw lagu dilay qarax kadhacay hotelka shamow , halkaasoo uu goob joog ka ahaa ,ardo qalin jabinaysy waxaana halkaas ku dhintay dad badan oo isugu jiray macalin ,ardo ,iyo wasiiro , qaraxaasoo runtii umada somaliyeed naxdin wayn ku abuurey