Taariikh nololeedka wax ka badal

Ibraahim Wadani waa aqoon yahan cilmiga bulshada, horumarinta bulshada, iyo u dhaq dhaqaaqa bulshada ku nool Nairobi-Kenya, Wadani waxa uu ka yimid Soomaaliya, gaar ahaan caasimadda Puntland Gaaroo, waa aqoon yahan khibrad iyo waayo aragnimo leh, sidoo kale waxa uu leeyahay xirfado.

Waxbarasho wax ka badal

Waddani waxa uu haystaa shahaadooyin ay ka mid yihiin.

Diploma: Horumarinta Bulshada iyo Shaqada Bulshada Diploma: Maamulka Mashruuca Diploma: Injineerinka Kumbuyuutarka Diploma: Luuqadda Ingiriisiga Diploma: Luuqadda Carabiga shahaadada: Luuqadda Faransiiska Shahaado: Xoghayn Shahaadada: Gargaarka degdega ah Sare (IGCSE ee Nairobi Kenya) Primary in Somalia

Luuqadaha wax ka badal

Waayo-aragnimo wax ka badal

Ibrahim Ahmed Mohamud Aw-osman waxa uu kasoo shaqeeyay dalka Kenya gaar ahaan shaqooyinka la xiriira Qaxootiga iyo magangalya-doonka, sidoo kale waxa uu kasoo shaqeeyay hadana ka shaqeeyaa Soomaaliya, isla arrimaha la xiriira qaxootiga, magangalyadoonka, iyo barakacayaasha.