Sideedaba Hypertext (af Ingiriis ahaan waxaa loogu dhawaaqaa [ˈhaɪpərˌtɛkst],ama [haaypatekesti] , macnahiisa afka Soomaaliga waa Farbooddo) waa habka laisugu xiriiriyo qoraallo, masawirro iyo macluumaad kaleba ayadoo la adeegsanaayo(hyperlinks) farbooddada waxaa lagu diyaariyaa luqadda Hypertext Markup Language (HTML) af Soomaali ahaan ah [luqadda qeexista ee farbooddada]