Coordinates: 9°26′6.33″S 159°57′4.46″E / 9.4350917°S 159.9512389°E / -9.4350917; 159.9512389

Honiara waa caasimada Jasiiradaha Solomon waxa ay katirsantahay dagmada Guadalcanal. inkastoo ay hadana maamul ahaan ka goantahay dagmada dadka kunooli waxa lagu qiyaasaa 49107 magaaldan waxa ladhisay kadib markii ay baabaday caasimadii hore oo la odhan jiray tolagi xiligii lagu jiray dagaalkii labaad ee dunida waxa lagadhaisay meel u dhaw caasimadii hore waxa sirasmi ah loogu aqoonsaday in ay tahay caasimada jasiiradaha solomon sanadii 1952. waxa ay magaaldu leedahay dakad wayn oo ay kusoo xidhaan maraakiibta waawayni dadka kunool badidoodu waa kiristan waxa iyana kunool dad tiro yar oo haysta diimo kale

Honiara