Hiraab (Af Ingiriis : Hirab) waa beel ka mid ah Beelweynta Hawiye ee dadka Soomaalida, kuwaasi oo deegaan ku ah wadanka Soomaaliya, Itoobiya iyo Kiinya.[1] Beelweynta Hiraab waxaa ka farcama dhamaan qabiilada Muduloodka ee kala ah: Abgaal, Wacdaanka, Moobleenka, Ujajeenka, Duduble, Shiikhaal iyo Habargidirta.[2][3]

Hiraab
Meelaha ay ku badan yihiin
 Soomaaliya
 Itoobiya
 Kenya
 Yemen
Luqada

Af-Soomaali

Diinta

Islam (Sunni, & (Sufism). !!

Dadka ay dhalyo wadagaan

Dir, Daarood, Isaaq, iyo Beelaha Soomaalida

Qaabdhismeedka Hiraab

Sida ay sheegeen khubaro ku talaxtegtay qabiilada Soomaalida, beesha Hiraab sidan ayay u kala baxdaa:[4]

  • Hawiye
    • Goorgarte
      • Hiraab
        • Mudulood Hiraab
        • Maxamuud Hiraab(Duduble)
        • Martiile (Sheekhaal)
          • Axmed Looboge
          • Aw-qudub (Cumar)
          • Cismaan
          • Cal cafiif
          • Abiib
          • Cabdi Sheikh
        • Madarkicis Hiraab Habargidir (مطر كعس)
          • Sifaadle
          • Sacad
          • Saleebaan
          • Cayr
          • Saruur

Hordhac

Hiraab waa beel ka Mid ah beel hoosaadka beelaha Hawiye. Waxeyna kala yihiin:

  • 1.Mudulood hiraab,
  • 2.Madarkicis hiraab,
  • 3.Martille hiraab(Shiikhaal)
  • 4. Maxamuud hiraab duduble

Beesha Hiraab waxey degtaa goolada Mudug, Galguduud, Hiiraan, Shabeellaha Dhexe, Gobolka Jubbada Hoose Banaadir, Shabeellaha Hoose, iyo Gobolka Jubbada Dhexe.

Hawiye

Hawiye (Af Carabi : ar‎) waa beel ka mida qabiilada Soomaalida, kuwaasi oo ku dhaqan deegaano ka tirsan wadanka Soomaaliya, Itoobiya, iyo Kiinya. Sida lagu xusay taariikhda, beesha Hawiye waxay walaalo yihiin Beesha Dir iyagoo ku wada abtirsada odayga Irir Samaale. Hawiye ayaa kow[5][6] ama laba[7][8] kaga jira badnaanta tirada qabiilooyinka soomaalida, waxay degaan caasimada Muqdisho[9].

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. . Adonis & Abbey. p. 10 https://books.google.co.uk/books?id=CXUwAQAAIAAJ.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  2. Lee V. Cassanelli, The shaping of Somali society., Philadelphia, 1982,
  3. Bernhard, Helander (1994-01-19). Dr. Bernhard Helander, Uppsala University https://web.archive.org/web/20070224161113/http://www.etext.org/Politics/Somalia.News.Update/Volume.3/snu-03.003. Waxaa laga kaydiyay the original 2007-02-24. Soo qaatay 2009-03-31. The Imam of Hiraab is a hereditary position that traditionally is held by a person of the first-born branch, the Mudulod.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  4. Ali Jimale Ahmed. Red Sea. p. 123. ISBN 0-932415-98-9 https://books.google.com/books?id=XpdAzRYruCwC&lpg=PA129&dq=Mudulood&pg=PA123#v=onepage&q&f=false.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  5. http://www.lib.utexas.edu/maps/africa/somalia_ethnic_grps_2002.jpg
  6. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2016-08-18. Soo qaatay 2016-10-29.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  7. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2005-11-12. Soo qaatay 2016-10-29.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  8. http://www.asylumlaw.org/docs/somalia/ind01b_somalia_ca.pdf
  9. http://news.bbc.co.uk/2/hi/africa/6483427.stm
 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: