'Heebis, (Af Ingiriis : towel; ) sidoo kale loo yaqaan tuwaal ama shukumaan waa dhar ama warqad oo engag iyo qallajin ku samaynaysa waxyaabaha la rabo in qooyaanka laga baabiiyo. Heebisyada waxaa lo isticmaali karaa ama miis in la qalajiyo ama qof jidhkiisa. Guryaha dhexdeeda, heebisyo kala duwan ayaa la isticmaala, sida heebista gacmaha, heebista jikada iyo heebista musqusha.[1][2]

Heebisyo oo midabo kale duwan leh

Noocyada heebisyada wax ka badal

 
Heebis afrikaan ah
 
Heebis dhanka musqusha
 
heebis dhanka xeebta
 
fiilooyinka ku jira heebista
 
Heebis Tunisian ah

Sidoo kale fiiri wax ka badal

 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro:

Tixraac wax ka badal

  1. Marchese, Ronald T. (2005). The Fabric of Life: Cultural Transformations in Turkish Society. Global Academic Publishing. ISBN 978-1-58684-256-7.
  2. Adams, Douglas (12 October 1979). The Hitchhiker’s Guide to the Galaxy (The Ultimate Hitchhikers Guide ed.). Pan Books. ISBN 0330258648.