Herer

(Waxaa laga soo toosiyay Harar)
Haku khaldin Harare, caasimada dalka Simbaabwi

Coordinates: 9°18′40″N 42°07′40″E / 9.31111°N 42.12778°E / 9.31111; 42.12778

Herer (Af Carabi : ar‎) loo qori jirey Harrar[1][2] ama Harer sidoo kale loo yaqaano Gēy,[3] waa caasimad qadiimi ah oo ku taala bariga wadanka Itoobiya. Magaalada Herer waxay xarun u ahaan jirtey Boqortooyadii Hararghe maanta ka mid ah wadanka Itoobiya.

Herer

ሓረር (Axmaar)

هرر (Carabi)
Caasimad
Dhismaha qadiimiga ah ee Harar
Flag
Nickname(s): 
Caasimadii Culimada
Herer is located in Ethiopia
Herer
Herer
Meesha ka dhacdo Itoobiya
Coordinates: 9°19′N 42°7′E / 9.317°N 42.117°E / 9.317; 42.117
WadankaEthiopia
GobolkaGobolka Harari
DegmoHararghe Zone
Dowlada
 • MadaxweynahaMurad Abdulhadi
Joogga
1,885 m (6,184 ft)
Tirada dadka
(2012)
 • Dhammaan151,977
Aag saacadeedUTC+3 (EAT)
Magac rasmiga ahHarar Jugol, the Fortified Historic Town
NoocaCultural
Shuruudahaii, iii, iv, v
La magacaabay2006 (30th session)
Tixraac no.1189
State Party Itoobiya
RegionAfrica

Guud ahaan, magaalada Herer waxay dhacdaa badhtamaha Deegaanada Sare ee Itoobiya waxayna leedahay joog-badeed dhan 1,885 m. Intaas waxaa dheer, magaalada Harar waxayna shan boqol kilomitir u jirtaa caasimada Addis Ababa. Sida lagu xusay Buuga CIA sanadkii 2005tii waxaa magaalada Herer ku noolaa bulsho dad dhan 122,000, kuwaasi oo 60,000 ahaayeen rag iyo 62,000 dumar ah.[4]

Faalo

 
magaalda herer

Madaxdii harar soomartay madaxda ugu caansan waxaa ka mid ahaa Garaad Axmed gurey oo ka dhashay lafta reer Gasas garaad.

Harar waxa ay ahayd magaalooyinka ugu caansan geeska africa qarnigii 11, harar waxa ay mar noqotay magaala madaxdii islaamka ee geeska africa sida laga dareemaayo radadkii culimada dhariiqada soomaaliyeed ee xilligaasi noolaa, mid walbo oo culimadaasi ka mid ah waxa uu cilmigiisa ku soo qaatay ama ku bilaabay magaaladaa faca weyn. hadaba magaalada harar yaa deegaan ahaan iska leh ma soomaali baa leh mise oromo?

magaaladan waxaa iska leh qoomiyadda soomaalida ah ee la dhihi jiray soomaali galbeed. Qabiilka ugu badan ee soomaalida ah ee magaaladaas degana waa qabiilka layiraahdo karanle hawiye gaar ahaan lafaha kala ah

  • kaariye karanle,
  • kidir karanle iyo
  • saxoowle karanle
  • waadero karanle dhul ahaan waxa uu degaa koofurta soomaalia.

Muuqaalka

Sidoo kale fiiri

Xigasho

  1. "Harrar" in the Encyclopædia Britannica, 11th ed. 1911.
  2. Other variants include Hārer and Harer.
  3. Leslau 1959, p. 276.
  4. CSA 2005 National Statistics Archived Agoosto 13, 2007 // Wayback Machine, Table B.4
 
Wikimedia Commons waxee heysaa war la xiriiro: