magaalada Googwayne waa tuulo Ka tirsan degmada Marqaan Wayne oo hoos tagta Gobalka Wwardheer eeIsmamul gobaleedka Soomaalida Itoobiya Magaladaan waxay caan ku tahay xoolaha. Waxay ku taalaa dhul daaqsimeed aad u wanaagsan.