Gidaark Shiinaha waa darbi aad iyo aad u dheer waxa uu kuyaalaa wadanka Shiinaha.waana xuduuda wdanka shiinaha ee dhanka waqooyi galbeed

gidaarka shiinaha

Taariikh wax ka badal

Qaybtii ugu horaysay ee Gidaarkan waxa la aasaasay xiligii ay xukunka hayeen Tarkiyo sabjio jang boqortooyadii looyaqaanay.dhismahan cusub ee ay dhiseen waxa uu ka ilaaliyay weeraradii kaga imanayay waqooyiga.daadkaas waqooyiga ka imanayay oo ahaa Turki iyo Magooliyiin.

Markii uu wadanka China midoobay waxa aad u dhamaystirmay gidaarka China Nabima, loniahasz.

waxyaabihii laga dhisay wax ka badal

Gidaarkan waxa laga dhisay jaajuur Dhoobo iyo Dhagax.balaciisu waxa uu gaadhyaa 4.6