Gebze (Af Carabi : ar‎; Ku dhawaaqa Af-Turki[ˈɟebze], Magacyadii hore loogu aqoon jiray Dakibyza iyo Libyssa) waa magaalo ku taalo gobolka Kocaeli ee dalka Turkiga. Gebze waxay masaafo dhan 48km u jirtaa caasimadda Istanbuul waxaana ku nool dad ku dhow nus malyuun. Gebze waxay saarantahay gacanka İzmit ee Badda Marmara, waana magaalo aad ugu hormarsan dhanka Warshadaha iyo Tiknoolojiyadda.

Gebze
Magaalada Gebze
Gebze is located in Earth
Gebze
Gebze
Wadanka Turkey
DeegaankaMarmara
GobolkaKocaeli
Dowlada
 • Duqa MagaaladaAdnan Köşker (AKP)
Area
584.45 km2 (225.66 sq mi)
Tirada dadka
(2015)[1]
319,307
Boostada
41400
Websitewww.gebze.bel.tr

Muqaalka wax ka badal

Magaalooyinka la mataanka ah wax ka badal

Dalka Magaalada
  Somalia Garoowe
  Kyrgyzstan Karakol

Bishii Nofeember 2014kii, waxaa wada hadal lagu mataanaynayo magaalada Garoowe ee Soomaaliya iyo Gebze oo Turkiga ku taalo yeeshay dawladaha hoose ee labada magaalo.[2]

Sidoo Kale Fiiri wax ka badal

Tixraac wax ka badal