degaanka garasbaaley waa deegaan kuyaal duleedka magaalada muqdisho dhanka hoodan waxaa baxad ahan ow dhanyahay ilaa exs kantarol muqdisho ilaa kantarolka sinka dheer e shabeelaha hoose inta u dhaxeeyso baxad ahaan waa in taas waaye dhul ahan waxaa ow kala dhaca degmoyinka kala ah deyniile iyo dharkenley iyo shabelaha hoose intaas ayu u dhaxeyaa waxaa daago gaar ahan beel ahaan abgal cismaan beelaha kala ah caligaf iyo daauud iyado hadda in degmo loo magacaabo la raabo sida an ka sugeyno madaxwenaha mudane xasan sheekh maxamuud degaanka garas-baaley taariikh ahan xillige dowladii dhexe e kacaanka waxey ehed laan ka tirsan degmada hoodan EY hoos tage jirtay dhul keda waa ef hoodan dukumenti ahan waa ef hodan cabbirka dhul ahan waa 15×20 garas-baaley waxaa dhax maaro wadada dheer ee muqdisho iyo afgooye isku xiirto degaanka garasbaaley waxaa ku yaalo warshaado kuwii hore iyo kuwii danbo intaba warshadi omada e cadced warshada isbunyada kakaal iyo tii jilayga iyo kuwo cusub sida warshada galeyda iyo laabo suuq ganacsi oo kala ah sida suuqa tabbelaha sheekh ibraahim iyo weydow iyo kuwa kale oo kala dug dug gaan iyo jamacada shabeele waxan leenahay dadka soomaaliyeed kusoo dhawaada deegaan garasbaaley welkome to garasbaaley waa deegaan qurux badan oo indhuhu soo jiitaan Garasbaaley