Gar ama gadh waa timo kasoobaxa gafuurka ilaa qalka hoose ee raga, badanaa waxaa lagu gartaa marka uu ninku qaan gaaro oo uu waynaado. laakiin marmarka qaarkood dib ayuu u dhacaa oo masoobaxo ama isagoo aad u yar ayuu soo baxaa. Diinta islaamka gadhka waxay u argtaa in ee tahay mid Sunna ah.

Orthodox Jew in Jerusalem with an unshaved beard and peyos (sidelocks)


kuwa ugu caansan dadka gadhka labaxa wax ka badal