Coordinates: 48°12′N 16°22′E / 48.200°N 16.367°E / 48.200; 16.367

 Austria Fiyena (Af-Jarmal : Wien) Waa caasimada wadanka Austriya waana magaalda uguwayn wadanka meelaha magaalda Fiyena ugu caansan waxa kamida Qasriga Shanbiron (Schloss Schönbrunn) waxa ay magaalda Fiyena caankuthay ida waxbarashada caafimaadka iyo suugaanta.waa mid kamida magaalooyinka ugu waawayn qaarada yurub.magaalda Fiyena waxa ay caasimad u ahaan jirtay boqortooyadii.Ostariya-Hongariya taas oo dhacday dagaalkii koobaad ee duna sanadkii 1918.kadib markii uu dhamaaday dagaalkii labaad ee dunidu waxa ay magaaldu isu badashay goob lagu qabto shiraarka caalamiga ah waxa ay goob u tahay ururo iyo hay'ado badan oo caalamiya.

Fiyena

Magaalada wax ka badal

Magaalda Fiyena waxa ay kufadhidaa dhul gaadhaya 415 klm oo isku wareeg ah waxa ay magaaldani ku taalaa meel buuro lay ah badhtamaha magaalda waxa kuyaala kaniisad aad uwayn.

Dhaqaalha wax ka badal

Magaalda fiyena waa goob ganacsi oo aad u mihim ah waxa ay magaaldu soo saartaa waxyaabaha sida maryaha.waxyaabaha cuntada iyo wax soosaaro badan.

Dadaka wax ka badal

Badi dadka kunool magaalda Fiyena waa usteriyiin waxaanay kuhadlaan luqada Jarmalka,waxakale oo kunool dad kasoo jeeda wadamada Hongariya iyo Jiik,

Waxbarashada wax ka badal

magaalda Fiyena waxa ay xarun utahay ururo badan oo kashqeeya waxbarashada waxaana magaalda kuyaala Jaamacado aad ubadan waana mid kamida magaalooyinka dhanka waxbarashada caalmka ugu horeeya