Vincent Willem van Gogh (30 Maarso 1853 – 29 luuliyo 1890) waxa uu ahaa farshaxan Hollanddiis ah waxa uu ahaa mid kamida kuwa ugu caansan farshaxanada ilaa hada soomaray caalmka waxa uu soomaray xanuuno aad u badan mid kamida xanuunadaasi waxa uu jaray qayb kamida dhagtiisa midig.shantii sano ee ugu danbeeyay noloshiisa waxa uu sawiray ilaa 800 oo sawir.

Finsent van Gogh

Yaraantiisii wax ka badal

Finsent van Gogh waxa uu kudhashay magaalada Zundert, March 30, 1853, marka uu isgu dhashay sanad kahor hooyadii waxa ay dhashay ilme mayd ah amaba bakhti ah, ilamahaas oo isna ay hooyadii ubixisay magaca fisinte.ilaa iminka lama hayo wax cadaynaya ciyaalnimadiisaa intuu uu toban sano kayaraa.