Fiat 124 waa Baabuur meel dhexaad ah oo loogu talagalay qoysaska Iyadoo inta badan Soomaaliya looga isticmaalo Tagsi ahaan,waxaana sameysay shirkada baabuurta ee Fiat intii u dhaxeysay 1966 iyo 1974. kadibna waxaa bedelay Fiat 1300 iyo Fiat 1500.

Fiat 124