Dileita Maxamed Dileita waa ra'iisul wasaaraha dalka Jabuuti. waxoona ra'iisul wasaare ahaa ilaa sanadka marka oo ahaa 2001. markiisa hore waxoo madaxweyne kuxigeen ka ahaa Xisbiga talada ee dalka jabuuti RPP. Dileita waxoo ku dhashtay wadanka Jabuuti, waxoona wax ku soo bartay, dalalka Qaahiro iyo Aljeeriya. Dileita waxoo mar ka shaqeen jiray dhinaca safaaradaha ee jabuuti ku leedahay, dalalka faransiiska, itoobiya iyo Ugandha.