Dhul waa dhulka lagu socdo. Dhulka sidiisaba waa carro korka laga shamiiteeyay.Kan guryaha woo ka duwanyahay kan banaanka.Waxaa korka laga saaraa Roog ama dhagax Mutuleel ah.Guryaha wadamada galbeedka dhulkooda waxaa laga dhigaa al-waax, markaas neh waxaa lagu daboolaa roog ama wixii la mid ah. dhulka markiisa hore waa carro..

Dhulka