'Dhedo waa halbeeg lagu qiyaaso inta ay la egtahay Qoyaanka, Huurka, ama uumiga hawada ku jira gaar ahaan hawada Troposphere.

Dhedo

Halbeega uumiga lagu cabiro : Haddii uu uumi jiro mW mugeeda V Hawada cabirkeedi wax uu noqonayaa:

Halbeega la adeegsado Garaam/mitir3.