Dad Qalato

(Waxaa laga soo toosiyay Dadqalato)


Dad qalato (Af Ingiriis : Cannibalism; Af Carabi : ar‎) waa ficilka ama ku dhaqanka dadka cuna hilibka aadamaha ama xubno ka mid ah hilibka aadamaha.[1] Qofka dhaqan ka dhigta cunitaanka ama isticmaalka hilibka dadka waxaa loo yaqaanaa Dad qalato.[2]

Dadqalato

Sharaxaad

Dadqalatada waxay ka jirtaa meelo badan oo caalamka ka mid ah; kuwaasi oo dhamaantood si joogto ah ama goosgoos ah u cuna qeybo ka mid ah hilibka dadka. Sababta qaar ka mid ah dadkaasi u isticmaalaan hilibka ilaa hada si fiican looma fahansana laakiin waxaa la sheegay in qaarkood u geeyso aqoon daro, xanuun ama majaro habaabin been ah.[3][4]

Sidoo kale fiiri

Xigasho


  1. From primitive to post-colonial in Melanesia and anthropology. Bruce M. Knauft (1999). University of Michigan Press. p. 104. ISBN 0-472-06687-0
  2. Peggy Reeves Sanday. "Divine hunger: cannibalism as a cultural system".
  3. The Island Carib people of the Lesser Antilles, from whom the word cannibalism derives, acquired a long-standing reputation as cannibals following the recording of their legends in the 17th century.
  4. Rubinstein, W. D. Pearson Education. pp. 17–18. ISBN 0-582-50601-8 https://books.google.com/books?id=nMMAk4VwLLwC&pg=PA17&dq#v=onepage&q=&f=false.  Maqan ama ebar |title= (caawin)