Dadka Tigreega

(Waxaa laga soo toosiyay Dadka Tigriga)

Dadka Tigriga waa dad dago Koonfurta woqooyiga iyo dhaxbartanka Ereteriya. meelaha kale ee deganyihiin waxaa ka mid ah woqooyiga dalka Itoobiya gaar ahaan gobolka Tigray iyo magaalo yaasha kale oo u dhaw. Dadka tigriya 100 kiiba 96.6% waxee degenyihiin gobolka Tigray ee dalka itoobiya, waxeena shacabka itoobiya ee daboolaan 100kiiba 6.2%, waa 4.5 milyan oo qof, 2.25 miliyan oo qof waxee degenyihiin dalka ereteriya, ayaga oo 50% daboolo shacabka ereteriya. haku qaldamin Dadka Tigregaga ah oo ku hadlo luqada Af-Tigre.

Dadka Tigriga

Thiinada guud ee dadka
10,339,400
Meelaha ay ku badan yihiin
Itoobiya 5,726,500 [1]
Eratareya 3,430,000 [2]
Talyaaniga 54,000
Suudaan 43,000
Jarmalka 26,000
Israaiil 20,000 [3]
Mareykanka 20,000
Yemen 9,900
Kanada 9,300
Jabuuti 700
Luqada

Af-Tigrinya · Amxaari · Carabi · Af-Hebrow

Diinta

Masiixiyad · Islaam · Yuhuuda

Dadka ay dhalyo wadagaan

Amxaaro · Dadka Tigrega

Linkiga Caddaynta wax ka badal

  1. [1]
  2. [2]
  3. Tigrinya-speaking Jews component 15% from Beta Israel; Anbessa Tefera (2007). "Language". Jewish Communities in the Nineteenth and Twentieth Centuries - Ethiopia. Ben-Zvi Institute. p.73 (Hebrew)