Cawramale

a clan amongst the Somali clans

Cawrmale Af-Ingiriisi 'Awramale' Af-Carabi "عورملي" waa qabiil ka mid ah beelwaynta irirsamaale waxayna badanaa deegaan ku yihiin, Jubbada Hoose, Jubbada Dhexe, Baay, Bakool Gedo, Shabeellaha Dhexe , Hiiraan iyo Banaadir...

Beeshu waa qabiilka ugu tunka wayn beelaha dega jubbada hoose waxayna dhaqataa oo ay leedahay noocyada kala duwan ee xoolaha nafleyda ah sida Geela, lo'da, iyo Ariga Geela ayayna dadkeedu badanaa aad u dhaqdaan.

Beesha Cawramale waxaa la dhastey Gaaljecel Degoodi iyo qabiilo kale oo badan oo gardhere samaale ah sidoo kale beesha waxey deegtaa Raaxoole oo ah deegaan wayne dhaca gobolka Baay waana deegaanka labaad ee ay beeshu deegaan ahaan ku badan tahay waxaa kale oo ay beeshu degtaa dhulka Soomaalida NFD ee Waqooyi bari Kenya.

FG: Xuquuqda qoraalka boggan waxaa leh suldaan guud ee beesha cowrmale gardhere samaale.