Cali Shido

(Waxaa laga soo toosiyay Cali Shido Cabdi)

Cali Shido Cabdi wuxuu ka mid ahaa halgameyaashii ururkii gobanimodoonka ahaa ee SYL, isagoo gudoomiye ku xigeen ka noqday ururkii SYL. Allahaa u naxariistee Cali Shido wuxuu geeriyooday magaalada Muqdisho 25 9 2006 kadib markii lagu soo booday asagoo 90 jir ah. Marxuumka waxaa lagu aasay Xabaalaha Macalin Nuur ee ku taal KM13 ee duleedka magaalada Muqdisho Marxuumka wuxu kadhashay beesha faca weyn [sacad indhayar]