Cadnaan Oktaar ama Haaruun Yaxya. Cadnaan Oktaar, oo loo yaqaano Haaruun Yaxya waa qoraa Turkish ah oo ku dhashtay Magaalada Ankara, Turkiga taariikhda markii ay ahayd 02/February/1956.