Buurta Surad
Buurta surad waa buurta ugu dheer somalia oo dhan waxay ku taala gobolka sanaag ee cagaaran waxay dhanka waqooyi ka xigta cergaabo
qabiilka degan wax ka badal
Waxa degan ahaan ku nool buurtan degaankeeda beelaha habar jeclo muse abokor aduruxmiin muuse iyo beesha bahsanbuur