Buruc(Burua) waa degmo ku taalo gobolka Bari Waa magaalo ku taala Waqooyi Bari Soomaaliya, waxayna kamid tahay magaalooyinka ugu facaweyn gobolka Bari

Magaalada Buruc waxay ka tirsan tahay Dawladda Puntland.

Si kastaba ha ahaate, magaalada Buruc waxay dhacdaa bada cas ,waxay dhanka bari kaxigtaa magalada Bosaso ,waxayna ujiraa masaafa dhan 65km,waxayna magaaladu ka saraysaa biyaha bada joog dhan 4,377 mitir. Juquraafi ahaan magaalada Buruc waxay saaran tahay buuro, dooxyo iyo deegaan caro bataax leh. Si la mid ah magaalooyinka kale ee ku yaala xeebaha Soomaalia, dhismayaasha magaalada Buruc waxay caan ku yihiin farshaxanka iyo qurxinta dhagaxa dabiiciga ah ee laga helo buuraha ku hareersan magaalada.

Guud ahaan, magaalada Buruc waa tan ugu da'ada wayn iyo ugu bulshada badan magaalooyinka Bari waxa degan ahan udegan besha Cabdikombe si ba besha wayn e Jambel tajir marka laga reebo Boosaaso, waxaana ku nool Magaalada shacab dhan 200,000qof. Deegaanka magaaladan waxaa aad uga baxa geedka timirta xijiga iyo beeyada.waxay kaloo caan kutahay burta Bahaya o 2km ujirta.


Buruc
Warbixin Guud
Magaalo ama CaasimadBuruc
WadanSomalia
Naqshada iyo Dhisida
NaqshadaAbdiKombe Jambel

Government building wax ka badal

See also wax ka badal

External links wax ka badal