Calotropis gigantea Scientific classification Kingdom: Plantae (unranked): Angiosperms (unranked): Eudicots (unranked): Asterids Order: Gentianales Family: Asclepiadaceae Subfamily: Asclepiadoideae Tribe: Asclepiadeae Subtribe: Asclepiadinae Genus: Calotropis

Booc / Calotropis

Booc ama Geed Caanoole loona yaqaano "Booc Booc" waa geed caleemo balaaran leh oo hadii aa caleenta ka jartid caano sii deenaayo. geedahaan caanahiisa waa sun. hadii oo indhaha kaa galo indhoole aa noqon kartaa. Booc booca waxuu aad uuga baxaa koonfurta Soomaaliya iyo wadamada caalamka gaar ahaan dalalka saxaraha ah.