Birr (lacag)

(Waxaa laga soo toosiyay Birr)

Birr (Af Amxaari : ብር) waa lacagta sharciga ah ee wadanka Itoobiya. Wixii ka horeeyay sanadkii 1976, wadanka Itoobiya waxaa laga isticmaali jirey lacagta dollarka taasi oo markii dambe lagu bedelay birrta aan maanta naqaano. [2]

Birr (lacag)
[[file:
File:Ethiopan Birr.jpg
|252px|]]
ISO 4217 fure ETB
Bankiga dhexe National Bank of Ethiopia
Website [http://www.nbe.gov.et www.nbe.gov.et]
Adeegsade  Ethiopia
Sicir barar 8%[1] July 2013
Ilaha warbixinta The World Factbook, 2008 est.
Qaybaha
1/100 santim
Sumad Br (Latin Script)
ብር (Ethiopic Script)
1, 5, 10, 25, 50 santim; 1 Birr
1, 5, 10, 50, 100 birr

Sida ay sheegtay Bankiga Dhexe Itoobiya lacagta birrta dowladu soo daabacday guud ahaan ilaa sanadkii 2008da waxay ahayd 186 billion birr; taasi oo u dhiganta ilaa $14.7 billion ama €9.97 billion).[3]

Hordhac

 
1932 birr

Lacagta birrtu waa lacagta dowliga ah ee wadanka Itoobiya.[4] Birr waa lacagta laga isticmaalo wadanka Itoobiya, waxaayna ka mid tahay lacaga ugu qiimaha badan gobolka Geeska Afrika.

Shilimaanta

 
5 Santims
File:5 Santim (Ethiopia).jpg
Obverse: Ethiopian lion head, year and country name. Reverse: Vega bond Hunter and face value.
5 santims were made of two metals, Brass (1969 only) and steel coated with Nickle (1996-). This particular coin is made of Brass (1969). Coins made of steel are magnetic and the lion head is bigger.

Linkiga Caddaynta

Sidoo kale fiiri

Tixraac

  1. [1]
  2. Linzmayer, Owen. "Ethiopia". www.BanknoteNews.com http://www.banknotebook.com.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Nachthund (2007-01-07). "Nuqul Archive". Nachthund.biz. Waxaa laga kaydiyay the original 2012-03-01. Soo qaatay 2007-01-19.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)
  4. "Nuqul Archive". Waxaa laga kaydiyay the original 2 May 2009. Soo qaatay 2 May 2009.  Barameter aan la aqoon |ciwaan= ignored (caawin)