Beesha hilibi daarandoole

* Hilibi waa beel ka mid ah beelaha Mudulood Hilibi Daalandoole ,  Beesha Hilibi waxeey degtaa Meelo badan oo ka mid geeyga Somaliyeed gaar ahaan labada Shabeele iyo Jubbada Hoose.Meeylaha aay degto waxaa ka mid ah degmada Balcad oo na ka Mid ah degmooyinka aay leeydahay beeshu,waxaa kaloo degaan Magaalooyinka kala ah Muqdisho iyo Baraawe .waxa kaloo jiro tuulooyin faro badan oo aay beeshu degto waxaa mid ah Daniga ,Kulunta Shancawo Garasweeyn Muusaaleey iyo baqal iyo xawaaley, buula mareer . Busley . Buushka . Iyokuwa kale oo fara badan Beesha Hilibi darandoole waa beel aad iyo aad ah u nabadoon ah oo Mar waliba ka shaqeeysa xasilinta iyo kala dambeeynta Dadka iyo umadda Soomaaliyeed

Beesha Hilibi Wexe dhalasho wadaagaan Marka laga soo tago beesha Hawiye beelaha Abgaal Wacdaan iyo Mooblen oo aay adeer u yihiin iyo Ujeejeen oo adeer u ah Beesha Hilibi Daarandoolle

Lafaha Hilibi Darandoole Waa 2 Lafood (oo u kala baxdo): wax ka badal

Tolweyne:

1- Moodajecel oo loo yaqaanoTolweeyne

2- Miirwaaq oo loo yaqaan Yabadhaale.

Tolweyne Waa 6 laf oo kala ah

  • Dhagoweeyne
  • Reer Duleey
  • Gacal Maxaad Muuse
  • Cumar Caalin > 8 usii kalabaxaa
  • Faqi
  • Ximin Nacbe


Yabadhaale Waa 6 Laf oo kala ah

  • Guudcadde
  • Abroone
  • Cosoble
  • Gacal Waaq
  • Galbi

Beesha Hilibi Waxay Caan ku yihiin Nabadda, Xaqdhoowrka iyo Daris Wanaaga.