Beer gadiid

degmadaan sidookle waxay caan ku tahay dhaqashada xoolaha sida geela ariga iyo loda waxaa degah deegankaan beelo somaliyeed beesha ugu badan ee degtana waa beesha xawaadle iyo abgaal

Beer Gadiid waa Deegaan Balaaran ku taalo gobolka Hiiraan, hormar ku talaabsatay waxaana dago beesha 4 samatals xawadle.Beesha ciise jabriil. Waxaas magaca Beergadiid laga keeney odeygii gacalgadiid ahay maadama Beertisa aheyd. Sidaas loo dhahay Beer iyo Gadiid oo ah Beerti Gacal gadiid