Baras oo (ingiriis: Albino = maqaar cad oo lagu soo dhasho iyo Vitiligo = xanuun ku dhaca maqaalka) waa mid ka mid ah cudurada faafa ama lagu soo dhasho ee ku dhaca Maqaarka bani-Aadamka, kaas oo badala midabka asalka ah ee qofka. Erayga Baras waxa luuqada af-Soomaaliga ah loo isticmaalaa dhammaan dadka maqaarkoodu is-bedelo oo laga yaabo inuu qofku ku soo dhasho (ingiriis: Albino) ama uu ka qaado qof kale oo xanuunka (ingiriis: Vitiligo).

Qof gacmaha ka qaba cudurka barasta
wiil yar oo ku soo dhashay barasta