Bakteriya

(Waxaa laga soo toosiyay Bakteeri)
Bacteriya
Muuqaalka nooc ka mid ah bakteriyada
Kala soocida cilmiga ah
Xukun: Bacteria
Woese et al., 1990[1]
Phyla[2]
  • Gram Bakteri

Actinobacteria (nooc aad u halis ah)
Firmicutes (ku kooban G+C)
Tenericutes (nooc bila unugyo ah)

  • Gram Yare

Aquificae
Bacteroidetes/Fibrobacteres–Chlorobi (Kooxda FCB group)
Deinococcus-Thermus
Fusobacteria
Gemmatimonadetes
Nitrospirae
Planctomycetes–Verrucomicrobia/Chlamydiae (Kooxda PVC group)
Proteobacteria
Spirochaete
Synergistetes

  • La aqoon / Ilaa hada macluumad lahayn

Acidobacteria
Chloroflexi (phylum)

Eray la mid ah

Eubacteria [3]

Bakteriya (Af Ingiriis : bacteria; Af Carabi : ar‎; loogu dhawaaqo: Listeni/ˈtɪəriə/) waa noole aad u yar (ili-maqabatay ah) kaasi oo ka samaysan hal ama dhowr unug. Sida la ogyahay, noocyada ugu badan ee bakteriyada waxay leedahay midabo iyo dherer kala duwan; qaarkood waa kuwo u samaysan sida goobada, kuwo kale geeso badan leh. usgaga ama jeermiska bakteeriya waa noolayaan aan la sugi karin oo aad u yar yar isha biliaadankuna ma qabato ilaa aalad loo adeegsado way isu tagtaa oo waxa ay isugu aruurtaa meelo ay iyadu iskka leedahay oo u gaara waxa ay ka mudtahay khataraha bini aadamka dhibta wayn kuhaya khaasatan cuduro waawayn oo biniaadamka laaya asal ahaan waxa ay kasoo jeedaan iyada sida xanuuna sanbabka kudhaca ee qaaxoda.

Bakteeri

Asalka wax ka badal

Boqortooyo (biyoloji) (magaca Saynis regnum, wadar ahaan regna) waa heerka labaad ee loo kala saaro noocyada noolaha. Boqortooyadani waxaa loo sii kala jebiyaa kooxo yar-yar oo Saynis ahaan loo yaqaano Fyla (Phyla). In kastoo kala qeybinta kooxaha boqortooyada ee biyoloji lagu kala duwan yahay, wadanka Maraykanka iyo Kanada waxay qeybahaasi ka dhigaan ilaa lix kooxood (Xayawaan, Dhir, Fungi, Brotista, Arjaeya, Bakteriya); halka wadanada ay ka mid yihiin Ingiriiska, Hindiya, Australia, Latin Amerika, meelo badan oo Afrika ah iyo wadano kale waxay aqoonsadeen kaliya shan koox oo ka tirsan boqortooyada, kuwaasi oo kala ah: Xayawaanka, Dhirta, Fungiga, Brotistaha iyo Bakteriyada.[4]

Qeybaha Boqortooyooyinka wax ka badal


Noole

Boqortooyo Dhir



Boqortooyo Xayawaan



Boqortooyo Brotist



Boqortooyo Bakteriya



Boqortooyo Fungi




Tixraac wax ka badal

  1. Qoraalo xigasho ah, 1990
  2. http://www.ncbi.nlm.nih.gov/Taxonomy/Browser/wwwtax.cgi?mode=Undef&id=2&lvl=3&lin=f&keep=1&srchmode=1&unlock. Soo qaatay 10 September 2008.  Maqan ama ebar |title= (caawin)
  3. Woese & Fox, 1977
  4. Huber M, Knottnerus JA, Green, L., van der Horst H, Jadad AR, Kromhout D, Smid H. BMJ 2011; 343 (d4163) http://savenhshomeopathy.org/wp-content/uploads/2012/09/Huber-Definition-Health-BMJ-21.pdf Archived Oktoobar 19, 2020 // Wayback Machine