Bahda Bisada (carabi: سنوريات laatiin: felidae) waa qoys xayawaanka duurjoogta ka mid ah kuwaas oo u eeg bisada.

Bisad
Shambay
Shabeel
Libaaxu waa xayawaanka duurjooga ah.
Harimacadku waa bahal ka mid ah Bahda Bisada.

Bahda Bisada waxaa la isku yidhaahdaa xayawaano badan oo duurjoog ah kuwaas oo dhammaantood leh qaabdhismeed jidhka bisada. Waxaana ka mid ah: bisada, shabeelka, libaaxa (aarka iyo goosha), harimacadka, guduudanaha iyo kuwo kale oo leh qaabdhismeedka bisada.