Badweyn (ingiriis: Ocean) waa biyo dhanaan oo aad u baaxad wayn isla markaana qariya 2/3 oogada dhulka[1]. Badweyn waa bad aad u baaxad weyn. Webiyada iyo ilaha biyaha waxaa quudiyo biyo ka uumi baxay badaha iyo meelo kale oo kaddibna dib ugu soo noqday dhulka iyagoo ah roob, baraf ama roobdhagaxyaale[2]

Badweynta AtlantikDada Baasifik
ArktikBadweyta Hindiya
Bada KoonfureedDhulka
Maabka badaha ugu waaweyn aduunka: Badweynta Atlantik, Badweynta Baasifik, Badweynta Arktik, Badweynta Hindiya, Badweynta Koonfured iyo muuqaalka badaha aduunka ee dhulka.
Badweynta Aduunka
Oogada sare ee Badweynta Atlantika

Guud ahaan waxa jira shan badwayn dunidan aan ku nool nahay, kuwaas oo kala ah:

Sidoo kale, waxaa jira tiro badan oo bado[3] yaryar ah, sida:


Qoraalo Kale wax ka badal

Xigasho wax ka badal