Axmed Bukhaadir

Munshid islaami ah una dhashay dalka AUE

Axmed Bukhaadir (Carabi: احمد بوخاطر‎) waa nin qaada nashiidoyinka islaamiga ah una dhashay wadanka imaaraadka carabta waxow dhashay 16 October 1975, waxowna ka soo jeedaa qoys caan ka ah wadankiisa waxow ka qeyb qaatay xaflado badan wadana kala duwan.

Albumadiisa wax ka badal

  • Xasanaat - 2007
  • Dacaanii - 2005
  • Samtan - 2004
  • Fartaqi - 2003
  • Alqudus Tunaadiinaa - 2001
  • Intisaaf Alleyl - 2000