Arag (ingiriis: Vision ama Sight) waa awooda qabashada iyo bedelka mowjado ileyska iyo iftiinka muuqda ee indhaha. Qeybo ka mid ah maskaxda ayaa suurto gelisa in wax la arko.

Xubnaha iyo qaybta Maskaxda bani-aadamka ee u qaabilsan fahanka araga.

Aragu wuxuu ka mid yahay shanta laxaad ee dareenka noolaha. Qofka iyo xayawaanka aan wax arki karin waxaa loo yaqaanaa Indhoole (blindness).