Abidjan Waamagaalada uguwayn Ivory Coast waana caasimadii hore.waxa kunool dad gaadhaya, (4,395,243) - (2017)

Abidjan

Taariikh wax ka badal

Dhamaadkii qarnigii 18aad ayay farnsiisku qabsadee wadanka Ivory Coast,magaalada abidjan waxa laqabsaday sandkii 1934 caasimada wadanka waxa ay noqotay sandkii 1983 kadib caasimada wadanka waxa loowareejiyay magaalda Yamoussoukro kadib markii uu barlamaanku sidaas ansixiyay,laakiin magaalada abijan wali waxa looyaqaanaa caasimada dhabtaha ee wadanka,wali waxasiiah safaarado iyo xafiisyo aydawladu leedahay.

Dekeda magaalada wax ka badal

Abidjan

Magaaladu waxaay kutaalaa kinaal biyood kayimaada bada oo lagumagacaabo,Lagwin kaas oo kuxidhma Gacanka Gaana magaaladu waxa ay waynaatay kadib markii ladhisay dekeda, kadib magaaladu waxa ay noqotay caasimada mustacmaradii faransiiska,waxa aysiiwaynaatay kadib markii lasameeyay qayb cusub oo dakada kamida oo lamagcabaxaday Firiide kadib magaaladu waxa ay noqotay caasimada galbeedka Afrika ee farnsiiska