50 Cent oo magaciisa saxda ah yahay Kurtis James Jakson III (Af Ingiriis : Curtis James Jackson III) (ku dhashay Queens, New York, Maraykanka 6dii Luuliyo, 1975) waa fanaan qaada heesaha raabka kaasi oo saldhigiisu yahay magaalada New York ee wadanka Maraykanka.

50 Cent


Heesaha 50 Senti wax ka badal

  • Power of the Dollar (1999)
  • Get Rich or Die Tryin' (2003
  • In Da Club )
  • The Massacre (2005)
  • Curtis (2007)
  • Before I Self Destruct (2009
  • Crack a bottle ft Eminem iyo Dr. Dre
  • Baby by me )
  • Down on me ft Jeremih (22-11-2010)
  • My life ft Eminem & Adam Levine (28-11-2012

Tixraac wax ka badal